Meydadka labo Wiil oo Soomaali ah oo laga soo saaray Dhismo ku dumay Dhul-gariirkii Turkiga

Dhul-gariirkii ku dhuftay dalka Turkiga ayaa galaaftay nolosha kumanaan kun oo dad ah, waxaana dadka ku dhintay dhul-gariirka ku jiray dad badan oo dalkaasi aan u dhalan oo ay ku jiraan Soomaali waxbarasho u tagtay. Dhismayaasha ku burburay dhul-gariirka ayaa wali laga soo saarayaa dad ku dhintay, waxaana horey dhismayaasha burburay hoostooda looga soo saaray … Continue reading Meydadka labo Wiil oo Soomaali ah oo laga soo saaray Dhismo ku dumay Dhul-gariirkii Turkiga